Baduug
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Alaab aad u burburin. ld baduuji, baduuq.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baduug ↴
baduugan | baduugan | baduugid | baduugis | baduugmid | baduugnaan | baduugnaansho | baduuji | baduujin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg