baduuji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld baduug.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baduuji ↴
baduug [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Alaab aad u burburin. ld baduuji, baduuq.
baduugid [m.f.dh]
eeg baduug. ld baduugis, baduujin, baduujis, baduuqid, baduuqis.
baduujin [m.dh]
ld baduugid.
baduujis [m.l]
ld baduugid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg