Site icon Qaamuus

ereyga

baduuq
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-qay, -qtay)

ld baduug.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baduuq

baduug [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Alaab aad u burburin. ld baduuji, baduuq.

baduugan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gmay, -gantay; -gmi)
Wax la baduuqay noqosho. ld baduuqan¹.

baduugan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
Wax ka baduuqay ahaansho. ld baduuqan².

baduugid [m.f.dh]
eeg baduug. ld baduugis, baduujin, baduujis, baduuqid, baduuqis.

baduugmid [m.f.dh]
eeg baduugan¹. ld baduuqmid.

baduugnaan [m.f.dh]
eeg baduugan². ld baduugnaansho, baduuqnaan, baduuqnaansho.

baduuqan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qmay, -qantay; -qmi)
ld baduugan¹.

baduuqan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-qnaa, -qnayd)
ld baduugan².

baduuqid [m.dh]
ld baduugid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version