baf
(Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone)B. dheh: cod lagu muujiyo wax si kedo ah lagu jebiyo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baf ↴
bafto [m.dh] (-ooyin, m.l)
Dhar cudbi ka samaysan, aad u cad, fudud, quruxsan oo go'yo shaarar iwm laga tosho.
bagagax [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
ld baf.
dabafadal [m.dh]
Ciyaar jiib iyo jaan leh, ragga iyo haweenka wada ciyaaraan oo laga dheelo degmada Eyl.
dabafur [m.l]
1. (-rro, m.dh) ld dabakafur. 2. Khiyaamo; dhagar. 3. ld dabafurid.
dabafur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Xog qof u qarsoon kashifid.
dabafurid [m.f.dh]
ld dabafur¹ (3).
labafarraarle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Ul gadaal laba ganood ku leh. ld labatarre.
marbooc [m.l]
Dhar midab cad leh oo baftada ka jurmi weyn kana adag. ld marbuuc, murbooc.
maxamuudi [m.dh]
Nooc ka mid ah dharka la xirto oo midab cad leh; bafto.