Site icon Qaamuus

ereyga

bafto
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Dhar cudbi ka samaysan, aad u cad, fudud, quruxsan oo go'yo shaarar iwm laga tosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bafto

maxamuudi [m.dh]
Nooc ka mid ah dharka la xirto oo midab cad leh; bafto.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version