bagaf
(m.l)1. Weel aan weyneyn, in yar godan oo aan wax badan qaadin. 2. Nooc warmaha ka mid ah oo af ballaaran oo badeelka u eg leh.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bagaf ↴
bagafsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax bagaf ah ahaansho.
bagafsanaan [m.f.dh]
eeg bagafsan. ld bagafsanaansho.
bagafsanaansho [m.f.dh]
ld bagafsanaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg