bagafsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax bagaf ah ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bagafsan ↴
bagafsanaan [m.f.dh]
eeg bagafsan. ld bagafsanaansho.
bagafsanaansho [m.f.dh]
ld bagafsanaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg