Site icon Qaamuus

ereyga

Bahal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo /-lo, m.dh)

1. Nafleyda inta dadka iyo duunyada wax yeeleysa ama qaabkoodu cabsi geliya ee aan cayayaanka ahayn. 2. Wax. 3. B. ah: qof dilaa ah.

Bahal

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Wax dad dhiba. 2. Haweenwy naxriisdaran.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bahal

yaadaddo | raac | orgobbe | raar | uraa | uubato | yaxaas | yey | yur | arbucuun |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version