bahaldile
(m.l) (-layaal, m.dh)1. Nin qolo ama col wada oo ugu horreeya xagga geesinnimada iyo dagaalka. 2. Nin beel madax u ah. ld bahaldileen.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bahaldile ↴
bahaldileen [m.l] (-nno, m.dh)
ld bahaldile.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg