Site icon Qaamuus

ereyga

Bahalhoosaad

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

Xamaaratada iyo cayayaanka intooda sunta leh ama qaabkooda laga cabsado ee habeenkii socda. ld bahalhoose.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bahalhoosaad

bahalhoose |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version