Site icon Qaamuus

ereyga

Bahgaatama

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dugaagga intooda gaadmada wax ku dila oo ay ka mid yihiin libaaxa, shabeelka, haramcaska iyo guduudanaha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bahgaatama


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version