Site icon Qaamuus

ereyga

bahow
(m.l)

ld bahoobid.

bahow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

La b.: cid, gaashaanbuur la noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bahow

bahoobid [m.f.dh]
eeg bahow². ld bahow¹.

herin [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Koox ugaarsato ah oo bahowday oo xeer iyo xeeladba wadaagta.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version