Site icon Qaamuus

ereyga

Baji

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Cid cabsi gelin. 2. Wax sida ukun iwm. jebin. 3. Bujin.

Baji

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

ld boji.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baji

ibajiiqo | ibajitaysan | ibajitaysnaan | ibajitaysnaansho | ibajito | ibajitoobid | ibajitow | xabbaji | xabbajin | xabbajis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version