Site icon Qaamuus

ereyga

Bakaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

1. Cudur isha ku dhaca oo ay yeelato bar cad. 2. Meeraha labaad oo qorraxda ku wareega oo u dhexeeya dhulka iyo dusaaga; xiddigta waaberi; waxaraxir. 3. Qof lixaad weyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bakaal

bakool |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version