Bakaar
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, ml.)1. Godka badarka lagu kaydiyo. 2. Badar muddo god ku jirey. ld bukaar.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bakaar ↴
abakaar | abakaarnimo | bakaaroobid | bakaarow | bukaar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg