Site icon Qaamuus

ereyga

bakad
(m.dh) (-dyo, m.dh)

Dhul bannaan oo aan dhir la dugsado lahayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bakad

bakade [m.l]
Nooc jaadadka cawska ka mid ah.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version