Site icon Qaamuus

ereyga

Bakeeri

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Weel dhalo ka samaysan oo sida badan shaah lagu cabbo oo aan dhego lahayn. ld bekeeri.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bakeeri

bekeeri | seesar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version