Site icon Qaamuus

ereyga

Bakhaylad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Naag hantida wax aad u yar ka bixisa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bakhaylad

masuugad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version