bakhiil
(m.l)ld bakhayl¹.
bakhiil
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-iilay, -iishay)ld bakhayl².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bakhiil ↴
bakhayl [m.l] (-llo, m.dh)
Nin aan hantidiisa dadka kale wax fiican siin; muudal; dhabcaal. ld bakhiil¹.
bakhayl [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aylay, -ayshay)
ku b.: hanti bixinteeda ku gacan adkansho. ld bakhiil².
bakhaylid [m.f.dh]
eeg bakhayl². ld bakhiilid.
bakhaylnimo [m.dh]
Bakhayl ahaansho. ld bakhiilnimo.
bakhiilid [m.f.dh]
ld bakhaylid.
bakhiilnimo [m.dh]
ld bakhaylnimo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg