Bakhti-ku-baxe
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-xayaal, m.l/dh)(baay.) Geed ama noole kasta oo ili-ma-aragtay ah ee quuta maatarka orgaanikada bakhtiga ah. Bakhti-ku-baxayaasha badankoodu waa bakteeriyo iyo fungi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bakhti-ku-baxe ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg