Site icon Qaamuus

ereyga

Bakteeriafayj

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(baai.) Fayras ku dhex nool bakteeriyada. Mid kastaana waxa uu gaar u yahay hal nooc oo bakteeriya ah. Waxa uu si dhaqso ah ugu koraa una baabi'iya unugyada soorihiisa ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bakteeriafayj


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version