Site icon Qaamuus

ereyga

Bakteeriya

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ayaal, m.l/dh)

(baay.) Noole ili-ma-aragtay ah oo dhammaantood ka kooban hal unug, kuwaas oo aan lahayn xuub bu'eed u gaar ah, hase yeeshee leh gidaar unug oo samays u goonniya leh. B.da badanaaba waxa lagu kala soocaa habka khadaynta Garaam (ha u baahnaato ogsajiin ama yaanay u baahnaan) iyo qaabka muuqaalkooda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bakteeriya

caabuqtire | xabeed | baasilas | bakteeriafayj | bakteeriya-ciijiye | boodh | borotista | gidaar-unug | jeedal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version