Site icon Qaamuus

ereyga

Bal

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

Geedka galleyda ama meseggada oo aan miro lahayn.

Bal

Qaabnaxa: Erey Dareen | Exclamation Isrogrogga:

1. Qurub la isticmaalo inta badan kolka wax kabbixiwaa ah lays yeelsiiyo ama layska dhiirrigeliyo. 2. B. in: haddii. Tus. “B. inaan eegi karo aan soo durko”, “Weyddii b. inay fog tahay”; ama cagajiid lagu jeedo, sida “B. hoo”, “B. ina keen”.
BALAN-BAL*

SILIC


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bal

aag | ubbo | faafi | baabbaca-caleen | aalad-kabniin | yaanbo | caad | caag | caal | daabbad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version