Site icon Qaamuus

ereyga

Balalo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Bacaroor. 2. Cudur xoolaha ku dhaca markay daaqaan geedka balalada. 3. Xoolo ceel la keenay oo yeel la'aan awgeed baryo lagu waraabshey.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga balalo

bacaroor | balaloo | balalood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version