Site icon Qaamuus

ereyga

baldhoole
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)

Caws dhaadheer, caleemo adag leh oo xooluhu daaqaan raradana laga sameysto oo ka baxa meelaha biyo qabatinka leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baldhoole

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version