Ballaari
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Wax, wax ballac leh ka dhigid. 2. Wax, wax waasac ah ka dhigid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ballaari ↴
uris | bahardaadi | ballaarin | ballaarin | barriiji | dhegraac | fitaaxi | fur |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg