Site icon Qaamuus

ereyga

Ballaarso

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

1. Dhul iwm cabbirkooda kordhisasho. 2. Wax ballaciisa weyneysasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ballaarso

ballaarsasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version