Ballac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo, m.dh)Wax jir leh saddexdiisa cabbir (dherer, ballac, qoddo) midkood. ld ballaar.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ballac ↴
ballaar | ballaaran | ballaari | ballaarso | dooxada rift | gidaar | histoogaraam | kob | mawjad-gaaban |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg