Ballan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ammo, m.dh)1. Arrin laba qof ama ka badan meel marinteeda ku heshiyaan in ay meel mariyaan. 2. Nooc bariidka waaweyn ka mid ah, oo macaan. 3. Neef indhaha beelay.
Ballan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)Arrin laba qof ama ka badan meel marinteeda ku heshiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ballan ↴
nabsi | wacadfur | ballanqaad | ballami | ballamid | ballanbaaji | ballanbaajin | ballanbaajis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg