Ballanqaad
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Wax lagu heshiiyay ama lays faray ballanteeda qaadid. ld ballangal².
Ballanqaad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)1. Caddeynta cidi bixiso ee ay ku shaqeyso in ay ballan meel marineyso. 2. Warqad rasmi ah oo cidi ku caddeynayso gudidda qiimaha waxa la soo dalbaday. ld ballangaal¹.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ballanqaad ↴
ballangal | ballangal | ballangelid | ballanqaadid | ballanqaadis | dalab | dalab | dammaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg