Ballaqan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qmay, -qantay; -qmi)Wax wada furan noqosho (albaab, dariishad iwm).
Ballaqan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-qnaa, -qnayd)Wax wada furan ahaansho (albaab, dariishad iwm).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ballaqan ↴
ballaqmid | ballaqnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg