Site icon Qaamuus

ereyga

Balxo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-xaday, -xatay)

Cabbitaan laga dhergey ku noqnoqosho (dad); biyo badan, had iyo goor cabbid (xoolo); biyo durdurasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga balxo

balxasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version