Site icon Qaamuus

ereyga

Bandhig

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Keenidda meel fagaare ah wax-soo-saar warshadeed, beereed, faneed iwm si loo daawado. 2. ld bandhigid.

Bandhig

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Alaab ganacsi ama faneed iwm meel fagaar ah dadweynaha ugu dhigid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bandhig

faafreeb | naado | afti | aragtida kuwaantam | baaritaan | bandhigan | bandhigid | bandhignaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version