Site icon Qaamuus

ereyga

bandow
(m.l)

Amar dowladeed oo ku xukumayo dad magaalo deggan inaanay isu socon waqti go'an nabadgalyo awgeed. ld bandoo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bandow

bandoo [m.l]
ld bandow.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version