Banii-aadan
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:Dadka Eebehay dunida guudkeeda ku abuuray oo dhan. ld banii-aadmi, benii-aadan, benii-aadmi, binii-aadan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga banii-aadan ↴
banii-aadannimo | banii-aadmi | benii-aadan | benii-aadannimo | benii-aadmi | binii-aadan | binii-aadannimo | binii-aadmi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg