Banji-bijoohaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac afar dhibic ku leh, dhinaca kalena shan dhibic. ld joohaar-bibanji.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga banji-bijoohaar ↴
joohaar-bibanji |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg