Site icon Qaamuus

ereyga

banki
(m.l) (-iyo/bunuug, m.dh)

Maamul xafiisyo leh oo lacagta lagu keydiyo ama layska amaahiyo, fuliyana adeegyo maaliyadeed sida sarrifka lacagaha qalaad, xawaaladaha gudaha iyo dibadda iyo furidda ictimadyada. ld bangi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh banki

bangi [m.l] (-iyo, m.dh)
ld banki.

bunuug [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg banki..

deymbixin [m.dh]
Darka deynta laga qaato ee bankiga.

jeeg [m.l] (-gag, m.l)
1. ld joog 1 (3). Weel bir ama macdan ka samaysan oo dabool leh oo caanaha iwm lagu shubto. 2. Xaashi si gaar ah loo habeeyey oo cid la siiyo si uu banki lacag uga qaato.

lacag [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
1. Warqado ama macdan xordan, qaab go'an leh oo dawlad ama banki sharci u lihi sameeyo si badeecooyinka loogu bedesho. 2. Bati.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version