Site icon Qaamuus

ereyga

Bannaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dhul siman oo aan geedo iyo buuro lahayn; ban. 2. Meel xadeysan dhulka dibadda ka ah.

Bannaan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. Meel siman oo aan geedo lahayn ahaansho; meel aan wax oollin ahaansho. 2. Wax sharciga waafaqsan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bannaan

caadbax | haar | haawi | idman | jaan | kaadimareen | rabadin | waan | afla' | ardiyad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version