baqacarar
(m.l)Orod dheer oo ay nafleydu sameeyso baqdin awgeed. ld baqacararid.
baqacarar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Cararid baqdin awgeed.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baqacarar ↴
baqacararid [m.f.dh]
eeg baqacarar². ld baqacarar¹.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg