Site icon Qaamuus

ereyga

Baqal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

1. Gammaan lab oo ay dameer iyo geenyo iska dhaleen. 2. ld bagal.

Baqal

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-qlo, m.l)

Gammaan dheddig oo ay geenyo iyo dameer iska dhaleen.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baqal

bagal | baqalye | baqalyo | baqaye | buquul | dabaqallooc | gaariddameer | kooree |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version