baqalye
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)Jaad ka mid ah haadda hilibcunka ah oo galleyrka u eg, lehna midab ciira ah lugahana u cas. ld baqalyo, baqaye.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baqalye ↴
baqalyo [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
ld baqalye.
baqaye [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
ld baqalye.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg