Site icon Qaamuus

ereyga

Baqdin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dareen geesinnimo la'aaneed oo xasillooni darro iyo welwel leh oo ku dhasha nafleyda marka ay dareento inay nafteeda halis ku jirto; cabsi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baqdin

alaalabbaq | alabbas | alabbas | baq | baqacarar | baqacarar | baqe | baqo | cabsi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version