baqlad
(m.dh) (-do, m.l)ld baqaal.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baqlad ↴
baqaal [m.l] (-llo, m.dh)
Doonyaha safarrada dhaadheer gala tan ugu weyn oo qaadi karta kun jawaan iyo ka badan. ld baqaalad, baqlad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg