Baqo
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld baqasho.
Baqo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-qday, -qatay)Ka b.: baqdin awgeed meel lagu sugnaa ka tegid; wax ka cabsasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baqo ↴
bakooro | baqasho | baqool | baqool | baqoole | baqooli | baqoolid | baqoolin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg