Site icon Qaamuus

ereyga

baqoolsii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)

ld baqooli.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baqoolsii

baqooli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley, duhur socodsiin. ld baqoolsii, boqooli, boqoolsii.

baqoolin [m.f.dh]
eeg baqooli. ld baqoolis, baqoolsiin, baqoolsiin, boqoolin, boqool.

baqoolsiin [m.l]
ld baqoolin.

baqoolsiis [m.l]
ld baqoolin.

boqoolsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld baqoolsii.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version