Site icon Qaamuus

ereyga

Baqshad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Kiish yar oo xaashi ah, xabag lagu xiro afka ku leh, qaabab kala duwan leh oo warqadaha lagu xiro. ld boqshad, buqshad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baqshad

baqshadayn | baqshadee | boqshad | buqshad | farankaboolo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version