Site icon Qaamuus

ereyga

Baqshiish

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Hanti yar oo qof adeegay farxin ahaan loo siiyo.

Baqshiish

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-shay, -shtay)

Qof adeegay, farxin ahaan hanti yar siin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baqshiish

baqshiishid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version