Site icon Qaamuus

ereyga

Baqti

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

1. Nafley iyadoon la birayn nafbaxday. 2. Nafley nafbaxday oo quruntay. ld bakhti¹.

Baqti

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday, -iyi)

Nafley, iyadoon la gawracin nafbixid. ld bakhti².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baqti

bakhti | bakhti | bakhti-afuuf | bakhti-afuuf | bakhti-afuufid | bakhtifuul | bakhtiggowrac | bakhtiggowrac | bakhtiggowracid | bakhtii |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version