Site icon Qaamuus

ereyga

Baqtifuul

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Duqsi waaweyn, leh midab qurxoon oo buluug ama cagaar ah oo laga helo meelaha waxa qurmay yaaliin. ld bakhtifuul.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baqtifuul

bakhtifuul |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version