baqtiggowrac
(m.l)Colaad aad u xumaata oo inta xeerka wanaagsan oo dagaalka laga gudbo, dadka nool daaye, kuwa dhinta la foolxumeeyo (gowrac, addimo ka goyn iwm); baqtiwareen. ld bakhtiggowrac¹.
baqtiggowrac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday; -rici)Baqtigowrac ku kicid. ld bakhtiggowrac².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baqtiggowrac ↴
bakhtiggowrac [m.l]
ld baqtiggowrac¹.
bakhtiggowrac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday)
ld baqtiggowrac².
bakhtiggowracid [m.dh]
ld baqtiggowracid.
baqtiggowracid [m.f.dh]
eeg baqtiggowrac².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg